General Duke Posted March 1, 2010 Garoow:Madaxweynaha Dawlada Puntland oo Caawa isku shaandhayn kusameeyey Golihiisa Xukuumada Garoowe(Allpuntland)-Digreeto Madaxweyne oo kasoo baxday Xafiis Madaxweynaha lambarkeedu yahay 19 oo ku taariikhaysan 01-03-09 oo goordhaweyd oo caawa ah kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawlada Puntland ee soomaaliyeed Dr,Cabdiraxmaan Sh,Maxamed Maxamuud ayaa isku shaandheyn lagu sameeyay golaha xukuumada ee Dawlada Puntland. Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa Qaarkamid ah Wasiiradiisii xilka ka qaaday,wuxuuna ku badalay Wasiiro kale. Hadaba Digreetada Madaxweynaha dawlada Puntland ayaa ee uu Wasiirada ku badalay ayaa waxa ay Wasiiradiisu kala ahaayeen sidan:- 1-Yuusuf Axmad Kheyr Wasiirka Amniga 2-Cali Yuusuf Cali Xoosh Wasiir ku Xigeeenka Wasaarada Amniga 3-Dr,Daaud Maxamad Cumar Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga 4-Prof C/qadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Wasarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga 5-C/risaaq Yuusuf Cilmi Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga. 6-Saciid Maxamad Raage Wasiirka Wasaarada Dekadaha & Gaadiidka Bada 9-Dr Cali C/lahi Warsame Wasiirka Caafimaadka 10-C/khaliif Xaaji Xasan Aw Axmad Wasiirka Wasaarada Cadaalada & Dhaqan Celinta 11-Cabdi Yaasiin Xirsi Wasiir ku Xigeenka 1aad Wasaarada Arimaha Gudaha 12-C/risaaq Maxamad Ismaaciil Wasiir ku Xigeenka 2aad Wasaarada Arimaha Gudaha 13-C/shakuur Mire Aadan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Hawlaha guud & Gaadiidka. 14-C/qadir Muuse Yuusuf Wasiir ku Xigeenka 1aad Wasaarada Kaluumeysiga 15-Maxamad C/laahi Saalax Wasiir ku Xigeenka 2aad Wasaarada Kaluumeysiga 16-Saynab Ugaas Yaasin Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Haweynka & Arimaha Qoyska 17-Cali Axmad Gamuuje Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada 18-C/Qani Salaad Yuusuf Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Hidha & Dhaqanka 19-Maxamuud Maxamad Sh Ibraahim Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Beeraha & Waraabka. Sidoo kale waxaa Digreetada Madaxweynuhu lagu sheegey cida xilalkoodii wayday oo kala ahaa Wasiiradan:- 1- Cabdulaahi Saciid Samatar. 2-C/risaaq Yaasiin abdule Geesood 3-C/laahi Cali Xirsi 4-Faarax Aadan Dhalac 5-C/risaaq Xuseen Gaceyte 6-C/xakiin Faarax Cali 7-Dr Bashiir Cali Biixi 8-Xaliimo Maxamud Maxamad. Iskushaandheyntan ayaa ahayd mid maalmihii lasoo dhaafay laga hadal hayey Guud ahaanba Deegaanada Puntland waxaana la filayaa in ay Waxbadan soo kordhiyaan Mas'uuliyiintan uu magacaabay Madaxweynuhu. Cabdiqani xayir Allpuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 1, 2010 Wasiirada Amniga, Qorshaynta, Caafimaadka & Cadaalada oo xilalkii laga qaaday; Xasan Geerash & Dr. Da'uud Bisinle oo loo kala magacaabay Qorshaynta & Ganacsiga. Garowe, Mar 01 - M/weyne Faroole ayaa maanta shir jaraa'id oo ku qabtay madaxtooyada Garowe ku iclaamiyey isku shaandhayn lagu sameeyey golaha xukuumada ee dawlada Puntland. Ku xigeenka agaasimaha madaxtooyada Puntland ayaa akhriyey magacyada wasiirada & ku xigeenada cusub iyo wasiiradii & ku xigeenadii hore ee xilalka laga qaaday. - Markuu arkay dastuurka Dawladda Puntland, - Markuu la tashaday M/weyne Ku xigeenka Puntland, - Markuu garwaaqsaday baahida loo qabo is-bedal lagu sameeyo xukuumadda Puntland, Waxaa uu xeeriyey magacaabidda iyo isku shaandaynta golaha wasiiradda ee dawlada Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 1, 2010 Wasiiru Dowlaha Wasarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga THO Deputy Minister of State for Planning & International relations. Junior Minister for the former PDF head.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 1, 2010 1-Yuusuf Axmad Kheyr Wasiirka Amniga 2-Cali Yuusuf Cali Xoosh Wasiir ku Xigeeenka Wasaarada Amniga This is the biggest change, Samatar the big gun has left. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 1, 2010 Cabdulaahi Saciid Samatar needed to go. He was a big fialure. Will see how Ina Axmed Kheyr fares. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 1, 2010 Unexpected: Dr. Bashir Cali Bixi Expected ========= Dhalac, Clahi Sicid Promotions ========= Dr Cali C/lahi Warsame if i am not mistaken was the GD for Education Ministry New Faces ========== Dr,Daaud Maxamad Cumar (xiriirka caalamiga ah) CKhalif Xaaji Aw Ahmed (Caddaaladda) Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 1, 2010 The size of the cabinet has not changed, expectation was that it would have been reduced. Ilka-Jiir, Farah, Juxa = the best thus far and they have remained, the rest no big deal... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted March 1, 2010 Yusuf Ahmed Khayr had this position under the last administration and was let go. I would have like to have seen a new face with fresh idea's come into the picture and not just recycling the same people. Hopefully these changes will help better the state. Quote Share this post Link to post Share on other sites
VivaSomaliaa Posted March 1, 2010 its not an Deputy or Junior its the The Minister of STATE for interantionalo relations and planning! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted March 1, 2010 "The man who smiles when things go wrong has thought of someone to blame it on" - Robert Bloch I hope these sorts of reshuffles will not become an annual occurrence for the President. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 1, 2010 Thankful is spot on, Khayr is not a new guy and will face the same problems. Big boy the Ministry is headed by Dr,Daaud Maxamad Cumar Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga Abdulkadir is his deputy. Nothingw rong with that for his first postion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 1, 2010 ^Big boy is right, "wasiirul dowlo" is state minister and not deputy minister. Deputy minister=Wasiir ku xigeen! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted March 1, 2010 LooooooooL@Mr.Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
VivaSomaliaa Posted March 1, 2010 Puntland State of Somalia New Minister Mudane C/qadir Cabdi Xaashi Wasiiru Dowlaha Wasarada Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ( Minister of State for International Relations and Planning) Prof. Abdulkadir Abdi Hashi has earned his BA degree in political science, from the University of Western Ontario. He later obtained... two Master Degree in political science one specializing in International Co-operation, and the other in government and international studies from West Virginia University. Abdulkadir Hashi just finished his Ph.D. thesis and is expecting his doctorate degree in May. CONGRADS ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 1, 2010 ^We get it, Mr. Bigboy. Congrats to your uncle! Quote Share this post Link to post Share on other sites