Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabuuti oo hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii u horreeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Jamhuuriyada Jabuuti , ayaa hawada sare u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ugu horreeyay oo la yidhaahdo Djibouti 1A.

Waxa samayntiisa iska kaashaday Jabuuti iyo Faransiiska, iyada oo dalka Faransiiska lagu tababaray 10 arday oo hadda ah farsamo-yaqaano rasmi ah.

Wasiirka waxbarashada sare iyo cilmi-baadhista Nabiil Maxamed Axmed, ayaa sheegay in ay  ku guuleysteen samaynta Dayax-gacmeedkan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this