Deeq A. Posted November 11, 2023 CADDE GUDDE MAANTA HADALKIISU WAA KII President Clinton 1993. Marku Xafiiska Madaxtoyadda White House Loo doortey. Waxu yidhi. Nabadda Colaadda ka Wanaagsan. Isago ka Hadlaya bulshada Caalamka. Sidey ku gaadheyso bashbash iyo Barwaaqo. Taaso ah in bulshadda caalamku fahamto waa Nabadda “”Clinton Presidential Speech in 1993 about Peace and international diplomacy for Democratic perspective”” VID-20231112-WA0002 Clinton 1993. Waxu yidhi. Siyaasadda Caalamku waa diplomasiyadd iyo nabad in la raadiyo si loogju wadda nolaaddo. Nuxurka Hadalkiisu waa Nabadd Hadiise la waayo. Colaaddi wey imaneysa. Hadii la isla garan waayo, Awoodda bulshadda ama dowladdnimaddu waa in la isticmaalo. Marka ey ka fursan weyddo. Bulshadda Addunku colna maaha. Nabadna maaha. Waase reero wadda yaal. Waxase guushu ku jirta Danwadaag is wadda jecel Iyo Deris Walaalo ah (Periodly) Hon-Envoy Abdirizak Diinaari Qaran News Share this post Link to post Share on other sites