Sign in to follow this  
Deeq A.

Cadde Gude maanta Hadalkiisu waa kii

Recommended Posts

Deeq A.   

CADDE GUDDE MAANTA HADALKIISU WAA KII President Clinton 1993. Marku Xafiiska Madaxtoyadda White House Loo doortey.
IMG-20231112-WA0001.jpg
Waxu yidhi. Nabadda Colaadda ka Wanaagsan. Isago ka Hadlaya bulshada Caalamka. Sidey ku gaadheyso bashbash iyo Barwaaqo. Taaso ah in bulshadda caalamku fahamto waa Nabadda

“”Clinton Presidential Speech in 1993 about Peace and international diplomacy for Democratic perspective””
VID-20231112-WA0002
Clinton 1993. Waxu yidhi. Siyaasadda Caalamku waa diplomasiyadd iyo nabad in la raadiyo si loogju wadda nolaaddo.

Nuxurka Hadalkiisu waa Nabadd Hadiise la waayo. Colaaddi wey imaneysa.

Hadii la isla garan waayo, Awoodda bulshadda ama dowladdnimaddu waa in la isticmaalo. Marka ey ka fursan weyddo.

Bulshadda Addunku colna maaha.
Nabadna maaha. Waase reero wadda yaal.

Waxase guushu ku jirta
Danwadaag is wadda jecel
Iyo Deris Walaalo ah (Periodly)

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this