Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaad ka ogtahay dhaqanka Somaalida marka garta la qaadaayo miyiga in dhankastaa leeyahay Qareen (Lawyer) Daawo Dacwadani

Recommended Posts

Deeq A.   
VID-20231111-WA0007

Goobta ayvdacwadu ka dhacaysaa waa miyi, dadka goobta ka soo xaadiray waxa ay ka kala socdaa labada dhan ee dacwadu dhex taalo, dhankastaa waxa uu wataa qareenkiisii.

Waa la is dhegaysnayaa gartana si cilmiyaysan ayaa loonqaadayaa, waa sida maanta ka dhacda caalmka horumaray.

Daawosho fiican isla markaana qiimee dhaqankaagiinmiyiga ee laga soo bilaabay nolosha.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this