Deeq A. Posted November 9, 2023 Shirka Saddex Biloodka Deegaanka oo ka Furmay Hargeysa Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JSL Narwo Shugri Bandare oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa Saaka Furay kulankii 3 billoodka ahaa ee Daneeyayaasha Arrimaha deegaanka kulan ayaa lagaga wadahadlay Sida ugu Fiican ee looga wadashaqeyna lahaa Ilaalinta Deegaanka iyadoo lagu saleenyo qorshayaal laga wada shaqeeyey cidkastaana ku darsatay aqoonteeda. Sidoo kale waxaa laysla qaatay in lasii wado shirarka wadatashiyada ee Daneeyaasha Deegaanka Qaran News Share this post Link to post Share on other sites