Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Saddex Biloodka Deegaanka oo ka Furmay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka Saddex Biloodka Deegaanka oo ka Furmay Hargeysa

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JSL Narwo Shugri Bandare oo uu Weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa Saaka Furay kulankii 3 billoodka ahaa ee Daneeyayaasha Arrimaha deegaanka

kulan ayaa lagaga wadahadlay Sida ugu Fiican ee looga wadashaqeyna lahaa Ilaalinta Deegaanka iyadoo lagu saleenyo qorshayaal laga wada shaqeeyey cidkastaana ku darsatay aqoonteeda.

Sidoo kale waxaa laysla qaatay in lasii wado shirarka wadatashiyada ee Daneeyaasha Deegaanka

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this