Sign in to follow this  
Deeq A.

Erdogan oo si weyn u taageeray ururka Xamaas

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa taageero xooggan u muujiyay Ururka Xamaas iyo dagaalka uu kula jiro Israel, isagoo Xamaas ugu yeedhday dhaqdhaqaaq xorriyad doon ah.

Dadka arrimahan ka faalooda ayaase qaba in Turkiga uu weli yahay dariiq muhim ah shidaalka iyo Tamarta Isreal.

Sida ay qabaan dadka arrimaha Turkiga odorosa, Faraqa u dhaxeeya hadalada kulkul ee afka laga yirahdo iyo Ficilka waa qeyb ka mid ah doorka diplomaasiyadeed ee ay Ankara ku dooneyso inay ka qaadato colaadda Qaza.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this