Sign in to follow this  
RedSea

Dhimashadii oo 40 kor u dhaaftay.

Recommended Posts

RedSea   

Inaa Lilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun. Xasuuq bilaa xad ah!.

 

In ka badan afartan oo Muqdisho Ku dhimatay

 

 

Ciidamada Amisom

In ka badan 40 qof ayaa ku dhintay Muqdisho, ka dib markii ay ciidamada Midowga Afrilka ay fureen rasaas ay kaga jawaabayeen bomb loo dhigay jidka Maka almukarama.

Abdifitaax Ibraahin Shaaweey oo ah ku simaha gudoomiyaha gobolka ahna gudoomiye ku xigeen, ayaa BBCda u xaqiijiyay dhimashada dadka rayidka.

 

 

Waraysiga gudoomiyaha

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ciidamada Amisom ay rasaas ku fureen baabuur iyo dad jidka marayay. Gudoomiyaha ayaa sheegay in afar baabuurta shacabka dad weynaha in dadkii saarnaa aan waxba ka harin una gaysteen xasuuq ula kac shacabka Soomaaliyeed.

 

Hal askari ayaa uga dhaawacmay ciidamada Midowga Afrika qaraxa.
Midowga Afrika ayaa sheegay in dhimashada dadka ay tahay afar qof.

20081212145238amisom.jpg

 

^^^Murderers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this