Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Doorashooyinka oo la Kulmay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Komishanka Doorashooyinka oo la Kulmay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka
IMG-20231108-WA0005.jpg

IMG-20231108-WA0008.jpg
Hargeysa(Qaran news)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta kulan u qabtay dhammaan Gudoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka KDQ.

Kulankaas oo ujeedkiisu ahaa gogol-xaadhka, dhammaystirka iyo soo-saarista Liistada Kama-dambaysta ah ee Codbixiyeyaasha JSL (Final Voter List).

Kulaankaas waxaa kale oo lagaga wadahadlay qorshaha diyaargarowga qabsoomida Doorashooyinka soo socda ee JSL.

Gudoomiyeyaasha goballada iyo degmooyinka ee KDQ waxay iyaguna dhankooda la wadeegaan Xubnaha KDQ warbixino la xidhiidha xaaladda guud ee deeganada dalka JSL.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this