Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News: Australians take over Puntland...Pics

Recommended Posts

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyada Waxaan ahay nin Cusub waxaan wadaa wax Cusub (Cod + Sawiro)

 

drfarah.jpg

Finance Minister from Australia

 

Waxaa maanta xilkii la wareegay Wasiirka Cusub ee Wasaardda Maaliyadda DGPL, Mudane Dr.Farax Cali Shire, wasiirka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in maanta uu xilka la wareego, Dr Farax oo ah aqoonyahan deganaa muddo dheer Dalka Australia ayaa maalinimadii shalay loo dhaariyey Wasiirnimo kadib markii uu magacaabey Madaxweyne Faroole.

 

Wasiirkii hore ee DGPL Maxamed Cali Yusuf Gaagaab ayaa ku wareejiyey xilkii maanta waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland, Gaagaab ayaa sheegay in uu ku wareejiyey Wasiirka deyn gaamurtey cimrigeeduna gaarsiisan yahay 6sano, Waxaan kugu wareejiyey Deyntaa Mudane Wasiir waana in la baxshaa ayuu yiri Gaagaab.

 

Dr.Farax Cali Shire ayaa sheegay in aan wax deyn ah lagu lahayn isaga iyo wasaaradda Maaliyada wax uu bixinaayona aysan jirin mar hadii la bixin waayey hadda ka hor, haloo sheego dadkii idiin imaan jirey deyntu hadey gaarto 5 sano waxaa aduunka lagu sameeyaa Red off marka deyntaasi waa wax wadanka galay ayuu yiri Wasiirku.

 

Dr.Farax Cali ayaa sheegay in uu yahay nin cusub, waxa uu wataana ay tahay nidaam cusub, sheeko cusub, weji cusub,

 

Waxaan bilaabaynaa is bedelka uu keenay Madaxweynuhu in aan samayno in la raaco nidaamka, in la iska ilaasho doc ka faruur, isla markaasna kordhino in aan nahay dad la aaminay.

 

Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxay tahay mid kamid ah halbowlayaasha Wasaaradaha Puntland, hadaba bulshada Puntland waxa ay isha kuwada hayaan habka uu raaco wasiirka cusub, iyo sida uu u maareyn lahaa mushaharaooyinka shaqaalaha , Ciidanka, isla markaana loo ilaalin lahaa Canshuuraha laga qaado bulshadda Puntland in aysan ku dhicin gacmo kale oo si gaar ahaan uga faa’iideysta

Share this post


Link to post
Share on other sites

ciise-dhola-waa1.jpgAnother Australian

1- In Ciise Maxamud Farax [ Dholawaa] loo magacabey Agaasimaha Guud ee Agaasinka Guud ee Macaadinta & Shidalka DGPL taasoo hoos imaaneysa Madaxtooyadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this