Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaalo xoogan oo ka dhex qarxay ciidamada Itoobiya iyo Maleeshiyada Amxaarada

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa lagu soo waramayaa inuu socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Itoobiya iyo malayshiyaadka deegaanka ee kusugan gobolka Amxaarada.

Dagaalamaayaasha kooxda Fano ayaa sheegay in ay ka hortageen weeraro ay soo qaadayeen ciidamada dowladda ayna qabsadeen magaalooyin.

Bbcsomali

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this