Deeq A. Posted November 6, 2023 Hargeysa(Qaran news)-Qodobka koowaad ee ajandaha Kalfadhiga 83-aad ee golaha guurtida oo ah Xeerka guud ee Doorashooyinka Qaranka iyo wax ka badelka iyo kaabista xeerka Ururrada siyaasadda. Todobaadka danbe ayaa loo balamay inay guda galaan qaybinta iyo ja doodista xeerka guud ee Doorashooyinka iyo wax ka beddelka iyo kaabista xeerka Ururrada. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites