Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtidda oo Toddobaadka Dambe u Ballamay…..

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa(Qaran news)-Qodobka koowaad ee ajandaha Kalfadhiga 83-aad ee golaha guurtida oo ah Xeerka guud ee Doorashooyinka Qaranka iyo wax ka badelka iyo kaabista xeerka Ururrada siyaasadda.

Todobaadka danbe ayaa loo balamay inay guda galaan qaybinta iyo ja doodista xeerka guud ee Doorashooyinka iyo wax ka beddelka iyo kaabista xeerka Ururrada.

IMG-20231106-WA0006.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this