Sign in to follow this  
Jacaylbaro

ONLF Prisoners Released from Jigjiga Jails

Recommended Posts

Taleexi   

Anaa kaa aqaan Xiinow raggan oo weli heerkaa may gaadhin balse daniba diyaaradan way uga tuuri ama anna mid baal Taleex ka taagi u Jacaylbaro ku sawiran yahay, oo caruurta bari waa sheydaan ee iska jira.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

War muddaanu lahayn aynu xag jirnimada iska deyno, oo taariikh dhexdhexaad ah caruurteena uga tagno balse sida ay hadda sheekada ku wadaan, waxay la mid tahay, ninkii sidan soo socota u talo xumaystay oo kale.

 

Beri baa nin wuxuu haystay kildhi uu shaaha ku karsado iyo ri' uu caddayska ka maalo, dabadeed maalin maalmaha ka mid ah ayey mushkiladii ninkii haleeshay, ri'dii baa madaxa jalamadii la gashay, markaasaa ninkii talo ku cuyubantay, arrini waxay ka fursan weydey inuu wuxuun sameeyo. Talona waxay isu tustay inuu ri'da gawraco, dabadeedna ri'dii buu qoorta u dheereeyey, maba filan in madaxa ri'du ku hadhayo kildhiga smile.gif , arrini tii hore way kaga sii daraatay, oo ri'dii dhimatay, balse madixii baa weli jalamada ku sii jira, haddana ninkii wuu tashaday wuxuuna go'aan ku gaadhay si uu madaxa meesha uga soo saaro inuu kildhiga kala jebiyo, taas wuu ku guulaystay, balse talo xummadiisii waxay dhaxalsiisay kildhi iyo ri' la'aan sidaas oo kale bay wallaalaheen wax ku wadaan, dee markaa soo joog ninkii laga waayo soo jiif baa laga helaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abdulladiif Al-Fiqih:

quote:Where did i say qabiil here ??? ,, cajiib

Waaka meeshaad qabiilka kusheegtey

 

quote:

waanu idinka nasiib badanahay uun

Af Soomaaliga miyaa kugu yar ninyahow. Waanu idinka nasiib badanahay bal waxaad ka wado sharax ha lawada maqle e? Idinkoo aya ah?
Weligaa Somaliland maad maqal miyaa ,,,,, ???

 

Mise magacii qaawanaa uun baad barbar dhigaysaa markaasaad sidoo kele moodaysaa ?? ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this