Jacaylbaro Posted October 18, 2010 Xabsiga weyn ee ku yaala magaalada Jigjiga ayaa laga sii daayay maxaabiis badan oo isugu jirey rag iyo dumar. Maxaabiistan ayaa wajigooda ka muuqday farxad, kadib markii ay maanta nasiib u yeesheen in laga siidaayo xabsiga. Maxaabiistan ayaa ka ugu badan xidhnaa tobon sano, meesha kan ugu yar xidhnaa hal sano, halka inta kale u dhaxeeyeen toban ilaa halsano. Maxaabiistan ayaa waxa qudbad gaaban u jeediyey Gudoomiyaha ONLF Enj: Saalaxdiin Macow, oo u sheegey maxaabiista in ururku qaatay nabad, loona baahan yahay in laga shaqeeyo nabad, hada wixii ka danbeeya. Maxaabiista ayaa gudoomiyuhu ka codsaday in ay ka daba dhahaan, nabada ma ka wada shaqeynaa, iyaguna waxa ay dhahayeen haa. Gudoomiyaha ayaa wajigiisa waxa ka muuqatay qiiro, ka dib markii uu arkay dhalinyaro yaryar oo ka buuxda xabsiga, waxana uu ku yiri, maanta wixii ka danbeeya waa in aad bilowdaan waxbarasho, bulshadana ka qayb qaadataan. Ugudanbeyntii ayaa Gudoomiyaha iyo xubnaha ururka ONLF ee ka kala yimid qurbaha istaageen albaabka weyn ee jeelka, halkaas oo ay maxaabiista ka baxaysay albaabka gacan qaadayeen. Maxaabiistan ayaa waxa banaanka sidoo kale ku sugeysey ehelkooda oo ka badan boqolaal qof. Maxaabiistan ayaa waxa ay isku dhegdhegeen eheladoodii oo ay kala maqnaayeen in badan qaarkood, qaarna ay kaba quusteen in ay dib danbe u arkayaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 18, 2010 my sisiter-in-law is one of the released. But my Inaabti (male) was picked up mid-night last night. Tobon sano bilaa maxkamad! Jacayl, soo diga yidhaa dadkan lama dhibo. Kolka la sii daayaad sheegtaaye, marka laqabtana sidaa ula soco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2010 goormaan idhi lama dhibo ?? ,,,, Gudoomiyaha ayaa wajigiisa waxa ka muuqatay qiiro, ka dib markii uu arkay dhalinyaro yaryar oo ka buuxda xabsiga, waxana uu ku yiri, maanta wixii ka danbeeya waa in aad bilowdaan waxbarasho, bulshadana ka qayb qaadataan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted October 18, 2010 War xalay baa lala baxay inaabtigay baan ku idhi. Fork the false gudoomiye. Ninkaas waa rer-xamar, uma dhalan somaligalbeed'ba. Dacaayad ma aha ee waa xaqiiq. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted October 18, 2010 ^Just in Minneapolis, I can count over 50 people that I personally know who their relatives are in jailed for no reason. My brother is in jail for the 8th month now.My roommate's brother is in jail more than a year. Dadka sida JB aan waxba ogeyn may iska aamusaan oy SL duushayda uun ku ekaadaan maxay falaadha noogu gilgilayaan waa yaabe? Maxay ka helaan iney been faafiyaan dad soomaali ah oo lagu tumanayo xaqooda u duudsinayaan? JB ilaahayow adiga iyo inta kula midka ah dadkaas waxa lagu saliday oo kale ama ka daran haydinku salido. aamaiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2010 Isla hel ................ Waxaa iyo wax ka daranba horaanu u soo aragnay adeer ee waanu idinka nasiib badanahay uun .... maantaba waanagaa cagahayaga ku taagan. Again, this is news and i'm not the one writing or reporting it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted October 18, 2010 My Comment-Do you do see qabiil or region in this: JB ilaahayow adiga iyo inta kula midka ah JB's commnet: Waxaa iyo wax ka daranba horaanu u soo aragnay adeer ee waanu idinka nasiib badanahay uun .... maantaba waanagaa cagahayaga ku taagan Where did I mention idink or does JB stands for SL? Do you see qabiil in everything? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 18, 2010 Where did i say qabiil here ??? ,, cajiib Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted October 18, 2010 Wallahi the Ethiopians make Shabaab look like cats and mice, some time ago after the ONLF ambushed the Ethiopians in the region of my town, the Ethiopians went to the town killed 3 random elders and left their bodies in the city centre, warning that the same would happen to anyone that removed the bodies..Acuudubillahi from these devils. As for the prison release, we can even call it Xabashi culture that for each person they release another one is arrested. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 18, 2010 It's apparent Ethiopians are playing a well scripted game now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted October 18, 2010 Originally posted by Colonel Ali Sabarey: my sisiter-in-law is one of the released. But my Inaabti (male) was picked up mid-night last night. Tobon sano bilaa maxkamad! Jacayl, soo diga yidhaa dadkan lama dhibo. Kolka la sii daayaad sheegtaaye, marka laqabtana sidaa ula soco. I am starting to lose faith in your reports warya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted October 18, 2010 Where did i say qabiil here ??? ,, cajiib Waaka meeshaad qabiilka kusheegtey quote: waanu idinka nasiib badanahay uun Af Soomaaliga miyaa kugu yar ninyahow. Waanu idinka nasiib badanahay bal waxaad ka wado sharax ha lawada maqle e? Idinkoo aya ah? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 18, 2010 ^^Iyagoo reer sheekh is-xaaq ah! Saa weeye hadalka jacaylbaro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdulladiif Al-Fiqih Posted October 18, 2010 ^Oo adeer SL ma reer awoowgey uunbaad leedahay hada sawkay lahaayeen qoys maahe waa qaran? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 18, 2010 ^^Qaranimo ma taaban waase niman adag runtii, diyaaradda xunta ee suuqa Hargeysa laga muday markay siibaan, oo caruurta cuqdada ay ku beerayaan ka daayaan bay qaran noqonayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites