General Duke Posted May 17, 2009 Madaafiic ku soo dheceeysa Suuqa Bakaaraha kadib markii la duqeyay Madaxtooyada. Posted: 5/17/2009 5:15:00 PM Shabelle: MUQDISHO Madaafiic ayaa ku soo dheceeysa Suuqa Bakaaraha kadib markii la duqeyay Madaxtooyada. Tiro Madaafiic ah ayaa lagu soo garaacay Suuqa Bakaaraha xili suuqa uu ahaa mid aad u cakiran oo dadku ay ka dukameysanayeen. Waxaa madaafiicda suuqa lagu weeraray ay ka danbeeyay kadib markii tiro madaafic ah lagu garaacay Xarunta madaxtooyada ee Vila Somalia halkaasi oo fariisin u ah dowlada kmg Soomaaliya. Madafiicda lagu garacaaya ayaa waxaa ay ku soo adeeysaa xili isla maanta Tiro madaafic ah lagu garaacay Iskool Boliisiyo oo uu ka socday Kulan. Si dhab ah looma oga qasaaraha uu geysttat Madaafiicdaasi Wixii warara ah ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net hadii uu illaah inoo ogolaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 17, 2009 Horta Bakaarahani naf adagaa. Yey baa garaacayay for two years and now this..walina wuu taagan yahay. ILAAHAY ha gargaaro dadkaa reer mugadisho ee aan waxba galab san. AAMIIN! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2009 Ilaa UNISOM baa garaaci jirtay ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted May 18, 2009 lool@bakaaraha naf adkaa, meel uu cir-toogte ku yaalo kaare xataa wax ka tari maayo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 18, 2009 Cirka toogte? What is that couz? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2009 Cir toogte is the suuqa hubka oo bakaaraha ku dhex yaala ............... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2009 and if you hear Cabdala shideeye ,,, is the suuqa foojariga oo isaguna bakaaraha ku yaala ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted May 18, 2009 No, Cabdala Shideeye...U kidding right? Why Cabdala Shideeye...is he the owner of such business? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2009 He started the market and he is the main foojariiste in the country ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 18, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: He started the market and he is the main foojariiste in the country ,,,, JB, is he the same guy who forged all those documents that convinced Puntlanders that there's actually oil underneath their land??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted May 18, 2009 Puntland baad ku waalatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted May 18, 2009 Maxaa lagu qosloyaa in this thread. Dad daacdaacsigii ka batay oo ka damqaneynin walaalahooda Soomaaliyeed dhibka heysto iyo dhiiga ka socdo. Unbelievable. Quote Share this post Link to post Share on other sites