Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Heavy mortar exchange reported

Recommended Posts

Madaafiic ku soo dheceeysa Suuqa Bakaaraha kadib markii la duqeyay Madaxtooyada.

 

Posted: 5/17/2009 5:15:00 PM

Shabelle: MUQDISHO

Madaafiic ayaa ku soo dheceeysa Suuqa Bakaaraha kadib markii la duqeyay Madaxtooyada.

 

Tiro Madaafiic ah ayaa lagu soo garaacay Suuqa Bakaaraha xili suuqa uu ahaa mid aad u cakiran oo dadku ay ka dukameysanayeen.

 

Waxaa madaafiicda suuqa lagu weeraray ay ka danbeeyay kadib markii tiro madaafic ah lagu garaacay Xarunta madaxtooyada ee Vila Somalia halkaasi oo fariisin u ah dowlada kmg Soomaaliya.

 

Madafiicda lagu garacaaya ayaa waxaa ay ku soo adeeysaa xili isla maanta Tiro madaafic ah lagu garaacay Iskool Boliisiyo oo uu ka socday Kulan.

 

Si dhab ah looma oga qasaaraha uu geysttat Madaafiicdaasi Wixii warara ah ee ku soo kordha kala soco Shabelle.net hadii uu illaah inoo ogolaado.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Horta Bakaarahani naf adagaa. Yey baa garaacayay for two years and now this..walina wuu taagan yahay. ILAAHAY ha gargaaro dadkaa reer mugadisho ee aan waxba galab san. AAMIIN!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

No, Cabdala Shideeye...U kidding right? Why Cabdala Shideeye...is he the owner of such business?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

He started the market and he is the main foojariiste in the country ,,,,

JB, is he the same guy who forged all those documents that convinced Puntlanders that there's actually oil underneath their land???

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this