Deeq A. Posted November 2, 2023 Wasiir waxbarashada oo socdaal ku tagay Nairobi Nairobi (Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa safar shaqo ku gaadhay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Wasiirku muddada uu ku sugan yahay magaalada Nairobi waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Hay’adaha Waxbarashada Kenya iyo Saaxiibada Jamhuuriyadda Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya. Sidoo kale waxa lagu wadaa inuu la kulmo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Kenya. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites