Sign in to follow this  
Deeq A.

Fadhigii Golaha Guurtida oo maalinta Axada furmaya iyo xeerkii doorashooyinka oo miiska u saaran

Recommended Posts

Deeq A.   

Kalfadhigii 83-aad ee Golaha Guurtidda JSL maalinta Axada ee ay bishu tahay 05-11-2023 saacada 9 subaxnimo ka furmi doona xarunta golaha guurtida Somaliland.

Xildhibaannada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa la faray inay wakhtiga dhawraan.

Xeerkii doorashooyinka isa saarka ah ayaa la filayaa inay cod aqlabiyad leh ku ansixiyaan marka uu kalfadhigoodu furmo.

396258589_2428744917307860_3022646081823

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this