Sign in to follow this  
Deeq A.

Qaar kamid ah Isimada Puntland oo go’aanno ka soo saaray doorashada Puntland ee 2024

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1698874724430.jpg?resize=720%2C48

Qaar kamid ah isimada Puntland oo Garoowe shir uga socday maalmihii la soo dhaafay ayaa go’aanno ka soo saaray arrimaha doorashada Puntland ee 2024.

Bayaan ka soo baxay shirka isimada dhaqanka ayaa lagu go’aamiyay in doorashada madaxtinimada Puntland lagy qabto wakhtigeed rasmiga ah oo ku beegan 8 Jan 2024.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu go’aamiyay in Baarlamanka soo socda ay soo xulaan odayaasha dhaqanka islamarkaana doorashadu ku dhacdo nidaamkii hore ee 66 xildhibaan.

Isimada dhaqanka ayaa sidoo kale soo jeediyay in dowladda cusub ee imaanaysa ay dhammaystirto doorashooyinka ku dhisan hannaanka dimuqoraaddiga ah ee qof iyo cod.

FB_IMG_1698865015171.jpg?resize=720%2C96 FB_IMG_1698865021792.jpg?resize=720%2C97 FB_IMG_1698865026309.jpg?resize=720%2C96 FB_IMG_1698865030860.jpg?resize=720%2C10

PUNTLAND POST

The post Qaar kamid ah Isimada Puntland oo go’aanno ka soo saaray doorashada Puntland ee 2024 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this