Sign in to follow this  
Deeq A.

Mucaaridka Puntland oo soo dhaweeyay go’aanka Isimada ee arrimaha doorashada 2024

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1698875670833-1.jpg?resize=720%2C

Dallada ay ku midaysan yihiim Mucaaridka Puntland ayaa soo dhaweeyay go’aanka qaar kamid ah isimada dhaqanka ka soo saareen arrimaha doorashada 2024.

Dallada Mucaaridka Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in ay soo dhaweynayaan go’aanka isimada dhaqanka ee ku aaddan in doorashada 2024 lagu qabto nidaamkii 66-da xildhibaan.

Dallada Mucaaridka ayaa ku tilmaamay go’aanka isimada dhaqanka mid baajin kara qalalaase siyaasadeed iyo mid amni oo ka dhaca Puntland waxaana ay dowladda ugu baaqeen in ay taageerto guddoonka isimada.

War-murtiyeed-Taageerista-Goaanka-Isimad

PUNTLAND POST

The post Mucaaridka Puntland oo soo dhaweeyay go’aanka Isimada ee arrimaha doorashada 2024 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this