Sign in to follow this  
Deeq A.

Tobannaan qof oo lagu dilay gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee dowladda Itoobiya ayaa sheegay in tobannaan qof oo rayid ah bishan lagu dilay duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha aan drones-ka, iyada oo askartu guri-guri ay u baadhayeen gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, halkaas oo mas’uuliyiintu ay sheegeen in guulo amni laga gaadhay tan iyo markii ay qarxeen iskavhorimaadyo bishii July dhacay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this