Sign in to follow this  
Deeq A.

Jaamacadda Hargeysa oo Xoojinaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20231031-WA0010.jpg
Hargeysa,(Qaran)-Jaamacadda Hargeisa University gaar ahaan
Kuliyadda Engineering-ka Jaamacadda ayaa ku guda jirta dhamaystirka shaybaadhada casriga ah ee qaybaha dhismaha iyo biyaha.

Shaybaadhadan ayaa iskugu jira
– Concrete Lab
– Hydraulic Lab
– Surveying and Geodesy Lab

Kuliyadda Engineeringka ayaa hore qalab casri ah ugu keentay shaybaadhada qaybaha dabka iyo isgaadhsiinta. Shaybaadhadan ayaa dhawaan xadhiga laga jari doonaa iyadoo loo isticmaali doono waxbarashada iyo adeega bulshadda ee dalka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this