Deeq A. Posted November 1, 2023 Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil toogasho ku fulisay shan qof, kuwaas oo hore dilal u geystay, isla markaana ku xukunaa dilal toogasho ah. Qisaastan lagu fulliyey saaka shantan qof ayaa ka dhacday xabsiga Madheera ee gobolka Saaxil. Warkaasina waxa uu u dhignaa sidan hoos ku xusan. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites