Sign in to follow this  
Deeq A.

Mike Pence oo iskaga hadhay Tartanka doorashada Madaxweynaha Maraykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenkii hore Mike Pence ayaa Sabtidii ka tanaasulay u tartamida musharaxnimada xisbiga Jamhuuriga, isagoo soo afjaray ololihiisa Aqalka Cad ka dib markii uu waayey inuu helo taageero fiican iyo waliba dhaqaalaha ololihiisa.

“Way ii caddaatay: Hadda maaha waqtigeyga,” Pence ayaa ka yidhi shir sannadeedka Isbahaysiga Yuhuudda maalgelisa xisbiga Jamhuuriga oo ka dhacay magaalada Las Vegas.

Pence waa musharrixii ugu horreeyay ee weyn ee ka baxa tartanka oo uu hada dhinaca Jamhuuriga uu hogaaminayo Madaxweynihii hore Donald Trump, oo ay hadda taageeraan inta badan dadka u codeeya xisbigaas Jamhuuriga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this