Sign in to follow this  
Deeq A.

Alle Ha u Naxariistee Siciid Maxamuud Gahayr oo si Qaran loogu Aasay Xabaalaha Toon

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle Ha u Naxariistee Siciid Maxamuud Gahayr oo si Qaran loogu Aasay Xabaalaha Toon
IMG-20231028-WA0004.jpg

IMG-20231028-WA0005.jpg

IMG-20231028-WA0006.jpg

IMG-20231028-WA0007.jpg

IMG-20231028-WA0006-1.jpg
Hargeysa(Qaran news)- Alle ha u naxariistee Siciid Maxamuud Gahayr oo aha abwaan iyo qoraa caan ah ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Toon ee duleedka koonfureed ee Hargeysa.

Alle ha u naxariistee, aaska marxuumka waxa ka qaybgalay Wasiirro, Xildhibaano, abwaanno iyo boqolaal dadweyne ah.

Wasiirro, masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka iyo abwaano ayaa ka xog warramay taariikhdii marxuumka oo ay ku tilmaameen inuu ahaa qof fikirkiisa ku adag oo difaaci jiray xuquuqda bini’aadmiga.

Marxuum Siciid Gahayr waxa xanuun ku soo booday gelinkii dambe ee Khamiistii, waxana la dhigay cisbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa oo uu saaka ku geeriyooday.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this