Deeq A. Posted October 28, 2023 Maraykanka ayaa duqaymo ku garaacay laba bakhaar oo ay rasaas iyo hub ugu kayd sanaayeen dawladda Iran kuwaas oo ku yaalla gudaha Siiriya. Xoghayaha difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa sheegay in duqayntaan ay jawaab u ahayd weerar ay kooxaha ay taageerto Iran ku qaadeen saldhigyada Maraykanka ee Ciraaq iyo Suuriya Duqaynta Maraykanka ayaan “wax ku lug lahayn dagaalka haaan socda iyo Israa’iil iyo Xamaas”, sida lagu sheegay war soo baxay. Iran ayaa dhaqso uga ka hadlin arrintaan. Waxaan wali la ogayn in qasaare nafeed uu ka dhashay duqayntaan iyo in kale. Source Share this post Link to post Share on other sites