Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Deegaanka oo Tababar u Qabatay Dawladda Hoose Hargeysa iyo Guddiyo Kale

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Deegaanka oo Tababar u Qabatay Dawladda Hoose Hargeysa iyo Guddiyo Kale
IMG-20231025-WA0009.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka Cimilada JSL, ayaa tababar u furay xubno kala duwan oo kala socday dawlada hoose Hargeysa, gudiyada xaafada Caasimada Qaarkood.

Tababarkan oo laba cisho socday ayaa lagu baranaayey sidii Deegaanka loo Ilaalin lahaa iyadoo layskaashanaayo.

Kasoo Qaybgalayaasha ayaa iyaguna Dhankooda soo Dhoweeyey iskaashiga wada shaqeynta wasaaradda Deegaanka iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada caasimada.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this