Sign in to follow this  
Deeq A.

Marwada Cabdiraxmaan Cirro oo la Kulantay Taageereyaasha 31 May

Recommended Posts

Deeq A.   

Marwada Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo la Kulmay Taageereyaasha 31 May
IMG-20231026-WA0004.jpg

IMG-20231026-WA0005.jpg

IMG-20231026-WA0006.jpg

IMG-20231026-WA0007.jpg

IMG-20231026-WA0008.jpg

 

Screenshot_20231026_143850_Chrome.jpg

Screenshot_20231026_143603_Chrome.jpg

Screenshot_20231026_143603_Chrome.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Marwada Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Marwo Farduus Maxamed Rooble ayaa ka qayb gashay xaflad ay soo agaasimeen maamulka iyo taageerayaasha xisbiga ee xaafadda Faluuja ee degmada 31-ka May ee magaalada Hargeysa.

Marwada ayaa dadweynaha soo dhaweeyay ku boorrisay in ay hormuud ka noqdaan isbedelka xisbiga WADDANI doonayo in uu dalka ka hir galo.

Xafladda waxa kala qayb galay agaasimaha Xarunta Dhexe Mudane Cabdiraxmaan Cartan, maamulka xisbiga ee gobolka Maroodijeex, masuuliyiin ka tirsan garabka haweenka iyo madax kale.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this