Xaaji Xunjuf Posted April 27, 2010 Madaxweynha Somaliland oo maanta kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Itoobiya, Daawo Written by Axmed Maxamed Ciise Apr 26, 2010 at 03:04 PM JAMHUURIYADDA SOMALILAND Warsaxaafadeed, Weftiga Madaxweynaha Addis Ababa, Ethiopia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale kaahin iyo weftigii uu hogaaminayey ee booqashada ku joogay Dalka Ethiopia caasimaddiisa Addis Ababa, ayaa waxay maanta xafiiskiisa kula kulmeen Madaxweynaha Dawaladda Federaalka ee Ethiopia, Mr. Girma Wolde-Giorgis, halkaasi oo ay labada Madaxweyne isaga waraysteen xaaladda Guud ahaan Gobolkan iyo ta labada dal ee jaarka ah Ethiopia iyo Somaliland, kullankaasi oo ahaa mid aad u heersarreeya, jaw wanaagsan oo farxadeedna la isku qaabilay, wuxuu ku soo gaba gaboobay is afgarad iyo jawi aad u wanaagsan Madaxweynaha JSL,waxa ku weheliyey kullankaasi, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Waasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Mudane Cali Maxamuud Axmed ( Sandulle), Maareeyaha Dekedda Berbera, Eng. Cali Cumar Maxamuud, Mudane, Axmed Maxamed Ciise, Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL iyo ku Xiggeenka Wakiilka Somaliland ee Ethiopia, Mudane, Ayaanle Salaad. Allaa Mahad Leh Axmed Maxamed Ciise Xog-hayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL Last Updated ( Apr 26, 2010 at 03:28 PM ) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted April 27, 2010 lol@ the Ethiopian presedinet. Wallaahi, I dont even know the name of the Ethiopian presedint. I thought, Melis was in charge of every affair of the Ethiopian goverment. Waxaan u malaynayaa, Xaajigii Siilaanyo ahaa booskiisu waa diyaar. Waayo, Mar hadii Rayaale odaygaas ay ka dhamaatay loo diray, meeshii waxba ma jiraan . Viva Ahmad Bureeq Siilaanyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 27, 2010 Silanyo inu madaxweyne noqonayo muran kama jiro, Laakin madaxaweynaha Ethiopia Wa madaxda sarsare eh dalkas.Melez isaga laftigisa ayaa boskisu cidhidhi ku jira wa hadaad siyasada Ethiopia la socitid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted April 27, 2010 The Ethiopian presidency is largely a symbolic office with little power. Most of the power is vested in the hands of the Prime Minister Similar to the Queen Role in London but No Power!!! If you go to addis either sit with foreign minister who influence policy direction towards Somalia or sit down with meles zenawi himself. Those two guys are the most important!!! Further reading about this guy can be found here. Plus his an Oromo to make matters worse meaning totally not even listened to!!! IPS News Xaaji, I've told you on number of occasions sell that cheap material to the illerates of somalilandpress and those sorts of media not on SOL!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted April 27, 2010 Waar Xaaji Xundhufoow, Bishaaro. Niyow, waxaan u malaynayaa Odaygaas Xabashiga ahee caloosha iyo cammanka buurbuuran. Waxaan u malaynayaa, odaygaasaa aqqoonsigii aad waydeen idiin dhalaya. Haduuba fool la socon l'ayahay, waxaadna mooddaa inuu aqqoonsigii doconayo Ku wada salaanta, iyo salaaxa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted April 27, 2010 @Ku wada salaanta, iyo salaaxa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 28, 2010 Good move ................... Guys, let the presidents talk. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted April 28, 2010 Originally posted by Hunguri: Waar Xaaji Xundhufoow, Bishaaro. Niyow, waxaan u malaynayaa Odaygaas Xabashiga ahee caloosha iyo cammanka buurbuuran. Waxaan u malaynayaa, odaygaasaa aqqoonsigii aad waydeen idiin dhalaya. Haduuba fool la socon l'ayahay, waxaadna mooddaa inuu aqqoonsigii doconayo Ku wada salaanta, iyo salaaxa ^ Ok, this made me laugh Quote Share this post Link to post Share on other sites