Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay Golaha Dhexe Maamulka SSC

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1698223651163.jpg?resize=720%2C48

Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw-Cali oo u weheliyo Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka Dr. Maaxamed Cabdi Ismaaciil ayaa kulan gaar ah la qaatay Golaha Dhexe ee Maamulka SSC-Khaatumo.

Kulanka ayaa Hoggaamiyuhu kaga warbixyay Safarkii shaqo ee waftigiisu ku tagay Caasimadda.

Hoggaamiyaha ayaa Golaha uga warramay kulammadii uu la qaatay Madaxda sare ee Dawladda Federaalka iyo Beesha Caalamka.

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa Golaha la wadaagay waxqabadyada iyo hawlaha hortebinta u leh Golaha fulinta iyo sidii loo xoojin lahaa xidhiidh ka Maamulka KMG ee SSC-Khaatumo la leeyahay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladaha xubnaha ka aha Dawladda Federaalka.

The post Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo la kulmay Golaha Dhexe Maamulka SSC appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this