Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland oo soo saartay Lix Qoddob oo wax lagaga Qabanayo Sicir Bararka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Somaliland oo soo saartay Lix Qoddob oo wax lagaga Qabanayo Sicir Bararka

Hargeysa(Qaran)- Guddida wax ka qabashada sicir bararka ee Xukuumadda Somaliland magacowday ayaa soo saaray lix qoddob oo la xidhiidha wax ka qabashada sicir bararka.

Go’aamadan ayaa la xidhiidha xoojinta isticmaalka shilinka Somaliland iyo fududeynta maalgelinta ganacsiyada yaryar.

Sidaas waxa Guddidu ki sheegeen warsaxaadadeed u qornaa sidan:-

IMG-20231024-WA0008.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this