Hamse Posted November 27, 2009 Jangali Oo Sheegay Inuu Maxkamad Saarayo Madaxda Kenya Widhwidh {Nairobi}26-11-09 Cali Jaamac Jangali wasiirka arrimaha dibadda dalka Somalia ayaa sheegay in dowladda Kenya ay ku fashilmatay inay ilaaliso hantida Somalia ee dalkeeda taala. Wuxuu sheegay inay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey magaalada Nairobi oo uu ku eedeeyey inuu iibsaday dhismaha safaaradii Somalia ee magaalada Nairobi. Wuxuu intaas ku daray in dowladda Kenya ay dayacday hantida Somalia ee dalkeeda taala, isagoona sheegay in ogolaansheeda lagu iibiyey safaaradda Somalia. Wasiirka waxaa kaloo sheegay in labo sarkaal ay waxyeelo soo gaadhsiiyeen dadka sheegtay in ay iibsadeen dhismaha Safaaradda, isagoo intaasi ku daray in ay tahay Sharci daro in la iibsado dhul ay dowladdi leedahay. Si kastaba ha ahaatee nin u dhashay dalka Britain ayaa la sheegay inuu lacag dhan 2.5 Milyan ku iibsaday dhismaha safaaradii Somalia ay ku laheyd magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Widhwidh Online News Desk..Media Center Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hamse Posted November 27, 2009 this is the guy la raadinaay. he pocketed 2.5 million, gave 50% to shareef and shareef xasan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 27, 2009 Safaaradu ma jago banaan bay ahayd sidee buu nin keli ahi u iibsaday ?? ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 27, 2009 These clowns sold the sea to Kenya why would they not sell the building? Sad thing is these men pretend to be religious individuals. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted November 28, 2009 The embassy building in question is not the current embassy of somalia which operates in a rented house. the somali owned house was sold way back 1990s soon after the collapse of somali govrmnt. so leave ina Ali Americo out of this, he got nothing to do with it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 28, 2009 Hamse & Duke typically been ayad isku marqati furtan. There is Ali Ameriko in court fighting to win a case against the illegal seelling of Somali Envoy residence back in 1994 Ninka Indian-Kenyan-ka ah oo iibsaday dhismaha Safaaradda Soomaaliya ayaa lagu oogay dacwada badan, kadib markii lagu eedeeyay inuu si sharci daro ah u iibsaday dhul qaran, isla markaana sanadkii 1994 uu ka iibsaday Safiirkii xilligaas ee Soomaaliya. Read here before you start fabricating stories. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted November 28, 2009 Busted again.Naga qabo nimanka Juje. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hamse Posted November 28, 2009 juuje isku xishoodo intaa difaacesyo cali ameerika. even uncle qanyare threw him under the bus. i don't think ali americo sold the old property, but he has sold other somalia owned properties. cali ameerkico gave 50% of what he earned from selling other properties to his cousin shareef who he heard was trying to replace him with another close relative. it is the conversation in nairobi. ask the Easleigh merchants and they will tell you ali amerika is a true hyena. even qanyare, the warlord maniac aa ka cowdibelestay ninka sanka weyn sida wax u kala iibiyo. Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa todobaadkii hore ku eedeeyay Maxamed Cali Ameeriko in uu galay heshiisyo aan Baarlamaanka la soo marsiin oo uu la saxiixday saraakiil ka tirsan Midowga Yurub. Ameerika ayaa sidoo ah ahaa muddooyinkii ugu dambeeyay Muqalas Soomaalida jecel inay tagto dalalka Yurub ka iibsada Viisooyinka dowlada Somalia madaxdeeda la siiyo. Eedeymaha loo jeedinayo Maxamed Cali Ameeriko ayaa waxaa ka mid ah ku takri falka hantidada qaranka Soomaaliyeed, iyo in uu qaabka is xambaarka oo kale uu ka bilaabay Nairobi tan iyo mudadii uu hayey xilka safiirnimo, waxaana magaalada Nairobi ay noqotay meel lagu kala iibsado Fiisooyinka Yurub ee ku soo baxa magaca Qaranka Soomaaliyeed. http://www.xogta.com/news/19_Nov_09_1.htm try again my friend. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 29, 2009 Hamse it is you who should be trying again sxb .There are many things you can pick on Cali Ameriko but not selling the envoy's residence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 29, 2009 They sold the sea, the gave rights to foreign navies, now this nonsese and the dude Juje is in the middle trying to safe face, that's what's important right. The mud sticks Adeer no matter what you say. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted November 29, 2009 Lets drag him on the streets with rope around his neck! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 29, 2009 Maxaa la dhihi jiray? Been la qabtay hee... Almost everyone who nominally had read the Soomaali news in the past week knew this -- knew this fact that Cali Ameerika has nothing to do selling that safaarad's selling, the illegal transaction which took place in mid '90s. Some people didn't even bother to comprehend what they've copied and pasted: "Wuxuu sheegay inay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey magaalada Nairobi..." Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 29, 2009 Country full of corrupt officals, hang them all. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted November 29, 2009 Originally posted by General Duke: The mud sticks Adeer no matter what you say. There is no mud worse than the mida dhofarka kaga taal Quote Share this post Link to post Share on other sites