Jacpher Posted August 31, 2006 I come across this article and couldn't help but wonder whether a joke or yet another creation of state within a failed state. I don't mind electing Marwo Xareedo into Office. Her pretty name has a better shot getting it right than the blood thrust evil men. Annagoo ah Wakiillada Sharciga ah ee Shacbiweynaha Somaaliyeed ee ku hoos nool Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed, isuguna yimid Shirweyne aan caadi ahayn, waxaan dib u qiimeyn ku sameynay guud ahaan xaaladda dalka meesha ay mareyso, gaar ahaanna xaaladda gobollada oo uu ka kooban yahay Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed. Sidaas darteed, annagoo ka haysano kalsooni buuxda dhammaan hoggaamiyeyaasha dhaqanka, siyaasiyiinta, waxgaradka, aqoonyahannada, dhallinyarada, haweenka iyo guud ahaan shacbiweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed, waxaan lagama maarmaan u aragnay in loo baahan yahay in boorka laga jafo dhismaha Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed oo lagu dhawaaqay dhismahiisa bishii April kowdeeda, 2002, kaasoo aqoonsi buuxa ka helay dhammaan shacbiweynaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo bulshada caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya. Haddaba, si loo horumariyo jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed, isla markaasna loo helo hoggaan siyaasadeed oo karti u leh socodsiinta hawlaha baaxadda weyn ee horyaala maamulka Dowlad-Goboleedka, waxaan go’aaminay inaad soo saarno warsaxaafadeedka hoos ku qoran: Annagoo ah wakiillada sharciga ah ee shacbiweynaha u dhashay gobollada Koonfurgalbeed: Markaan aragnay Axdi Qarameedka DFKS qaybtiisa afaraad, qodobka 18(1) iyo qodobka 19(2)(3) oo qeexaya dhismaha Dowlad-Goboleedyada; Markaan aragnay Axdiga KMG ee Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed; Markaan aragnay iney jiraan ifafaalooyin lagu doonayo in lagu burburiyo jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed; Markaan garowsannay in Madaxweynihii KMG ahaa ee Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed uu ku biiray Xukuumadda Federaalka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya; Markaan qiimeyney baahida weyn ee loo qabo in la helo hoggaan siyaasadeed oo u gacan bannaan hawlaha Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed; Markaan tixgelinay in midnimada dhulka iyo jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed ay tahay waajib muqaddas ah. Waxaan isku raacnay: In loo hoggaansamo sharcinimada jiritaanka Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed oo ka kooban Gobollada Shabeellada Hoose, Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose, Gedo, Bakool iyo Baay. In caasimadda Dowlad-Goboleedka Koonfurgalbeed ay tahay Magaalada Baydhabo. In loo baahan yahay in la doorto Madaxweyne cusub oo beddela Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed. Iyadoo arrintaas laga ambaqaadayo ayaa waxaan si buuxda u dooranay inay noqoto: Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 1, 2006 Xareedo Ibraahin Booliis, Koronto ee shiid ku noqotay miyaa? Madaxweyne kulahaa. That fake dowlad goboleed Shaatigaduud ayaa sameeye, asagaana dhulka ku daray in 2002. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted September 1, 2006 I hope this is has some truth to it, she would make history to become the first woman to be a preisdent of a Somali State. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 2, 2006 Who knows Mama Xareedo may provide much better alternative than killer Ina Yusuf and his Ethiopia-backed government. What say you Naxar? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted September 2, 2006 Maybe, maybe not, we shall never know. Somalis are not enlightened enough yet to have a national president that is a woman. She has a better chance at the local level. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted September 2, 2006 Originally posted by Naxar Nugaaleed: Somalis are not enlightened enough yet to have a national president that is a woman. Or even a man, actually. Quote Share this post Link to post Share on other sites