Sign in to follow this  
Deeq A.

Gargaarkii u horreeyey oo gaadhay Gaza

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa marinka Rafax ee isku xidha Masar iyo Gaza Sabtida shalay ahayd ka gudbay kolonyadii ugu horreysay ee sidda gargaar bini’aadantinimo ah oo loo diray marinka go’doonsan ee Gaza tan iyo markii uu dagaalku ka qarxay halkaasi.

Arrintan ayaa suurtogashay ka dib maalmo ay dhinacyadu isku maandhaafsanaayeen shuruudo diblumaasiyadeed oo ku saabsan sidii gargaarka loo gaadhsiin lahaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this