Deeq A. Posted October 21, 2023 Fanaanadda caanka ah ee Maryan Mursal Ciise ayaa xalay ku dhawaaqday inay joojisay shaqadeedii fanaanimada. Xilliga ay shaacisay hadalkaan ayay ku sugneyd munaasabad ka dhacaysay magaalada London ee caasimadda waddanka Ingiriiska – xafladda ayaa sioo kale abaal marin lagu gudoonsiiyay. “Caawa Fankii ayaan joojiyay, ii soo duceeya in ilaaheey iga masaxo” ayay tidhi, iyada oo dhinac taagan qoraaga Siciid Saalax oo gudoonsiiyay abaal marinta. Maryan waxay sheegtay in illaaheey ay ka dalbaneyso inuu ka cafiyo danbigii ay ku jirtay Source Share this post Link to post Share on other sites