Sign in to follow this  
Deeq A.

Maryan Mursal Oo Ku Dhawaaqday Inay Fanka Iskaga Baxday

Recommended Posts

Deeq A.   

Fanaanadda caanka ah ee Maryan Mursal Ciise ayaa xalay ku dhawaaqday inay joojisay shaqadeedii fanaanimada.

Xilliga ay shaacisay hadalkaan ayay ku sugneyd munaasabad ka dhacaysay magaalada London ee caasimadda waddanka Ingiriiska – xafladda ayaa sioo kale abaal marin lagu gudoonsiiyay.

“Caawa Fankii ayaan joojiyay, ii soo duceeya in ilaaheey iga masaxo” ayay tidhi, iyada oo dhinac taagan qoraaga Siciid Saalax oo gudoonsiiyay abaal marinta.

Maryan waxay sheegtay in illaaheey ay ka dalbaneyso inuu ka cafiyo danbigii ay ku jirtay

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this