Sign in to follow this  
Deeq A.

Israa’iil oo sheegtay in maanta la furayo Marinka Rafah ee Qaza

Recommended Posts

Deeq A.   
Armistice-Lines-After-1948-War-edit.jpeg

Safaaradda Mareykanka ee Israa’iil ayaa sheegtay in la furi doono marinka Rafah ee xadka Masar iyo Qaza maanta oo Sabti ah.

Marinkaas ayaa lagu wadaa haddii la furo in ay ka soo gudbaan boqollaal gaadiid gurmad u sida Qaza, oo labadii toddobaad ee u dambeeyay ku xannibnaa xadka.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa shalay ku dhawaaqay in heshiis laga gaaray xadka, kaddib wada-hadallo uu la yeeshay hoggaamiyayaasha Masar iyo Israa’iil.

PUNTLAND POST

The post Israa’iil oo sheegtay in maanta la furayo Marinka Rafah ee Qaza appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this