Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Anti pirate state protests in Dhahar eastern Sanaag.

Recommended Posts

Mudaaharaad balaadhan oo ka dhacay magaalada Dhahar oo looga soo horjeedo hadalkii uu Madaxweyne Faroole ka sii daayey idaacada BBC da.

By admin on Nov 07, 2010 with Comments 0

 

ShareMudaaharaad balaadhan oo ka dhacay magaalada Dhahar oo looga soo horjeedo hadalkii uu Madaxweyne Faroole ka sii daayey idaacada BBC.

DHAHAR: Mudaaharaad balaaran oo ka dhacay magaalada Dhahar ayaa waxaa isugu soo baxay dadweyne aad u fara badan oo ka careysan hadalo uu madaxweynaha Puntland Faroole uu sheegay mar uu wareysi siiyey idaacada BBC da, taasoo shacabka deegaanadaasi ay u arkeen in uu madaxweynuhu yahay beel la dirir.

 

Mudaaharaadkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay ururada haweenka, odayaal dhaqameedka, media yaha Sida IDacaada SPR, Idaacada Qaran (S/land), Idaacada Simba (Muqdisho), LaasqorayNet, Dhahar.com, GalgalaNews iyo shabakada kale.

 

Mudaaharaadkan ayaa bilowday saaka aroornimadii saacadu markey ahayd 8da subaxnimo, kadibna la isugu soo noqdey galabnimadii iyadoo ugu dambeyntii lagu balamay in sidoo kale bari mid kale laqabto. Shacabkii isugu soo baxay ayaa waxay socod ku dhax mareen magaalada gudaheeda iyagoo markii dambe ku dhigtey fagaaraha daanta bari ee magaalada Dhahar.

 

Waxaa goobtaasi ka Hadley Nabadoon Maxamed Siciid oo looyaqaan “Nadaam” ayaa sheegay in hadalkii faroole ahaa mid laga caroodo, in uu beel ku tilmaamo argagixiso, sheegayna uu uu Dhahar kusoo duulayo, isagoo sheegay in uu garab ka helayo dowlada Mareykanka oo u sameysay hay’ad lamagac baxdey PIS oo lagu xasuuqo shacabka deegaanadaasi, waa sida uu hadalka u dhigayee. Dadka goobta ayaa waxay sheegayeen hal ku dhigyo ay ka mid yihiin “********** dooni meyno, dhiig daadiye doonimeyno, Faroole waa argagixiso, Faroole waa qabqable beel la dirir, IWM”.

 

Waxaanu halkan idinkugu soo diyaariney warbixino iyo sawiro qeybtii koowaad ee mudaaharaadka inagoo idiin soo gudbin doona qeybtii labaad waqtiga dhow.

 

Dhahar Online Sanaag Soomaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this