Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Itoobiya oo booqday dekedda Weyn ee dalka China

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali oo Socdaal ku jooga Dalka Shiinaha ayaa booqday dekedda Weyn ee Yangshan Port ee ku taalla magaalada Shanghai.

Itoobiya iyo China ayaa ka wada tirsan ururka BRICS oo ah urur ay ku midoobeen qaar kamid ah dalalka ugu awooddda weyn dhinaca dhaqaalaha iyo Millatariga dunida.

393568600_1042903717200991_4337548781672 393587454_1042903677200995_6836246085532 393643833_1042903710534325_5264511584462 393686249_1042903667200996_8824918870146

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this