Sign in to follow this  
Deeq A.

Heshiiskii Ankara Masoo Afjarayaa Jirjiroolnimadii-Siyaasadeed ee Madaxweyne Sh. Shariif Sh. Axmed Mise Sidii Alcibiades Ayuu Ku Dhamaan?

Recommended Posts

Deeq A.   

Sanadihii 404 ilaa 450 dhalashadii Nabi Ciise (cs) hortii, waxaa caasimadda Giriiga Athens joogay Alcibiades oo ahaa aftahan lahaa damac siyaasadeed, balse wuxuu dareemay in shakhsiyadiisa-xooggan iyo doodihiisa uu dadka sanka kagelinayo aysan u fududeyneyn xukun inuu helo. Bilcaksi waxay sababeen in ay dad badan is nacaan. Alcibiades wuxuu go’aansaday inuu isku midab-ekeysiiyo marba qofka uu la dhaqmayo, al-yacnii in uu noqdo jirjiroole-siyaasadeed.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this