Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Maraykanka oo Arbacada berri ah booqan doona Israel

Recommended Posts

Deeq A.   
01000000-c0a8-0242-71b9-08dbca8c3daa_w40

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maalinta berri ah booqan doona Israel, sida uu ku warramay xoghayaha arrimaha dibedda Antony Blinken.

Afhayeenka Golaha Amniga Qaranka Maraykanka Jonh Kirby ayaa sidoo kale u xaqiijiyay weriyayaasha in Madaxweyne Biden uu booqan doono Tel Aviv.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sidoo kale isla Arbacada tegi doona  magaalada Amman ee caasimaddaJordan, halkaasi oo uu kula kulmi doono Boqor Cabdallah, madaxweynaha Masar Abdifatah el-Sisii iyo madaxweynaha Maamulka Falastiin Mahmoud Abbas.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Maraykanka oo Arbacada berri ah booqan doona Israel appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this