Deeq A. Posted October 17, 2023 Halkee la mariyaa Dakhliga Shaybaadhka Shidaalka BOT ? Haamaha Kaydka Shidaalka Qaranka (BOT) Bishii 3 illaa 4 Markab oo Shidaal ah ayaa kusoo xidha Dekedda Berbera celcelis ahaan oo lagu Kaydiyaa, Maraakiibtaa waxa laga qaadaa Adeegga Shaybaadhka Shidaalka qiime Lacageed $50,000 illaa $70,000 Dakhligaasi Miisaaniyadda Qaranka kuma jiro? halkee la mariyaa Lacagtaa adag? 2022 Warbixin Sannadeedka Hantidhawrka Guud ee Qaranka Ha’yadaha Dawladda ee Macaashka sameeya Odorskii Miisaaniyadda Haamaha Shidaalku waxay galeen hoos u dhac ah (deficit) ah 25.6% halkee Dakhliga Shaybaadhka Haamaha Shidaalka Berbera la mariyaa ? Xog Maxamed Sidiiq . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites