Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Dabdemiska Oo U Gurmaday Shil ka Dhacay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidanka Dabdemiska oo u Gurmaday Shil ka Dhacay Hargeysa
IMG-20231016-WA0003.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Shil gaadhi oo ka dhacay dalcada Isgoyska Togdheer ayaa Ciidamada Dabdemiska Hargeysa ku soo badbaadiyeen Nin ku dhaawacmay Shilkaas.Laba gaadhi oo kala ahaa Bas iyo Gaadhi Wiish ah.

Ciidanka Dabdemiska ayaa intaa kadib si degdega u gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this