Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Old Somali army officers register...

Recommended Posts

Qorista Ciidamadii Hore Oo Ka Socota Muqdisho

 

Waxaa si xowli ah magaalada Muqdisho ugu socda isdiiwaan gelin ay sameynayaan ciidamadii hore ee qalabka siday, iyadoo ciidamadaasi ay ka kooban yihiin dhowr qeybood, waxaana kusoo aruuraya halka isdiiwaan gelinta ka socoto ciidamo aad u fara badan, kuwaasoo u diyaar ah iney ku biiraan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Isdiiwaan gelintan ciidamada qalabka sida ayaa waxay ka socotaa Hotelkii hore ee Towfiiq ee magaalada Muqdisho, waxaana howshaasi isdiiwaan gelinta ah wada qaar ka mid ah saraakiishii hore ee ciidamada Xooga dalka Soomaaliya, oo iyagu saxaafadda u sheegay iney dowladda la og tahay iney diiwaan geliyaan ciidamadii hore ee Soomaaliya.

 

Ciidamadii hore ee xooga dalka oo in mudo ah howlgelin ayaa haatan u muuqda kuwo garab ka helaya dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaasna diyaar u ah iney daafacaan oo la shaqeeyaan dowladda KMG ah, waxayna arintani soo dedejineysaa in dowladdu awood ballaaran u sii lahaato xasilinta dalka iyo daafaciisa.

 

Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this