Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Daallo Airlines Waxa ay ugu bushaaraynaysaa dadka doonaaya in ay soo Cimraystaan…

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20231015-WA0005.jpg

Daallo Airlines waxa ay ugu bushaaraynaysaa dhamaan macaamiisheeda iyo dadka jecel inay soo cumraystaan in ay shirkaddu kuu bilowday soo saarista visayaasha Cimradda

Isla markaana ay socdaan duulimaadyadii cimrada ee tooska ahaa qiimuhuna yahay mid aad macquul u ah. Haddaba hore u gaadh xafiisyada shirkadda Daallo Airlines. Ama la soo xidhiidh Tell No: 523003

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this