General Duke Posted December 30, 2009 Gaalkacyo: Wasiirka Warfaafinta Puntland oo sheegay in uu wax badan ka qaban doono Saxaafada Puntland. 30. december 2009 Gaalkacyo(AllPuntland)- Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland C/xakiim Axmed Guuleed oo isagoo ka maqan dalka loo magacaabay Jagadaasi ayaa soo gaaray deegaanada Puntland markii ugu horeysay, isagoo ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Wasiirka Warfaafinta oo Wariyaasha kula hadlay gudaha garoonka Diyaaradaha ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yahay in uu soo gaaro Puntland, isagoo sheegay in ay shaqo balaaran utaalo, isla markaasna uu doonayo in uu si deg deg ah ugu gudbo Caasumada dawladda Puntland ee Garowe. C/xakiim Axmed Guuleed oo la weydiiyey su’aalo ku saabsan waxyaabaha uu qaban doono, ayuu sheegay in uu wax badan ka badali doono howlaha Saxaafada ee Puntland, isagoo sheegay in ay hada wadaan qorshayaal badan oo ay ku doonayaan in ay wax kaga qabtaam xaaladaha Wariyaasha ee Puntland. Wasiirka Warfaafintu wuxuu garowsaday in ay jiraan dhibaatooyin ba’an oo ay ku shaqeeyaan Wariyaasha gobalka, isagoo hadana sheegay in ay jiraan kuwa badan oo ka shaqeeya amaan la’aanta dalka iyo in ay tabiyaan warar been abuur ah, wuxuuna tibaaxay in ay dadkaasi talaabo ka qaadi doonaan. Mr, Guuleed ayaa lugu dhaarin doonaa magaalada Garowe ee caasumada Puntland, ka dibna waxaa lugu wareejin doonaa Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Hidaha ee Puntland oo aan Wasiir laheyn tan iyo markii la dilay Wasiirkii hore Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Banaanka). Wasiirka Warfaafinta ee Puntland ayaa laga dhowrayaa waxyaabo badan oo ay marar badan soo qaadeen Madaxda Wasaaradda hada joogta iyo qorshayaasha uu sheegay in uu hada wado, wuxuuna shaaciyey in ay badan wax ka qaban doonaan. C/xakiim Axmed Guuleed waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha galab dhicii shalay galab, masuuliyiin ka socotay dawladda Puntland, Waxgarad, Dhalinyaro iyo Wariyaasha Puntland qaarkood. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 30, 2009 How ministers of information are there? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 30, 2009 There is only one Minister of Information and he was just appointed a week ago. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 30, 2009 ^I thought Faroole's occupies the seat-what's point of having another one? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 30, 2009 ^^^Oh thats what you mean, you sly son of a gun. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted December 30, 2009 ^If it would save resources. Having two people with overlapping jobs is wasteful.A press secretary for the president would do. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 30, 2009 ^^^Mr Faroole is an advisor, to the President, he is not a Minister running a department of the state. Its not an overlaping position, and he has no power on the actual ministry. But you know that already, as usual. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted December 30, 2009 ooooh the the minister of information thats will scare them waar meeshe xiniinyaa looga baahanyahay, whats the minister of newspapers going to do for you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted December 30, 2009 ^^^You seem to be confused lad, the fact that Minister of Information & the Education one are touring the city, proves its calm and in the hands of the state. Keep day dreaming adeer.. Quote Share this post Link to post Share on other sites