Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cali Xoor-xoor oo Furay Shir la Iskugu xidhayo Hay’adaga ka Shaqeeya Horumarinta Bulshada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir Cali Xoor-xoor oo Furay Shir la Iskugu xidhayo Hay’adaga ka Shaqeeya Horumarinta Bulshada
IMG-20231012-WA0004.jpg
IMG-20231012-WA0003.jpg

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed (Eng Cali xoorxoor) oo uu wehelinayo agaasimaha guud ee wasaaradda mudane Axmed Xasan Aw Aadan ayaa maanta si rasmiya u furay kulanka isku duwida hay’addaha ka shaqeeya daryeelka bulshada.

Waxaana kulankaa daneeyayaasha arrimaha daryeelka bulshada lagula wadaagay hanaanka ay wasaaraddu uga hawl gashay Arrimaha daryeelka bulshada iyo sidii loosii darar gelin laha.

Hay’adaha ka hawl gala nidaamka daryeelka bulshada ay kusoo bandhigeen waxyaaabaha uga qabsoomay Arrimaha la xidhiidha daryeelka bulshada.
Iyadoo lagaga dooday qorshayaasha iyo higsiga daryeelka bulshada ee guud ahaan dalka oo dhan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this