Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota qoyskii ay ka baxday marxuumad Hana Ismail Cumar Xasan

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi.webp
Inaari laahu wa inaa ilayhu raajicuun.

Anaga oo kala ah Muj. Cabdi Dahir Cabdi Bacaw
Muj. Maxamad Cilmi Samatar.
Foosiya Maxamad Xasan
Nimco Maxamad Xasan
Xuseen Xaaji Nuur iyo dhammaan reer Maxamad Xasan.

Waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii,qaraabadii, caruurtii iyo dhamaan eheladii ay ka baxday marxuumad Hana Ismail Cumar Xasan oo maanta ku geeriyootay magaaladda London ee cariga Ingriiska.

Waxa aanu tacsi gaar ah halkan uga gudbinaynaa walaalkayo Khadar Cali Gaas oo ay marxuumadu ay ahayd xaaskiisa.

Waxa aanu marxuumada Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Aamiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this